Sadex kamid ah Madaxda maamulada dalka oo Garawe lagu soo dhaweeyay (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland siyaabo kala duwan loogu soo dhaweeyay Sadex kamid ah madaxda maamul goboleedyada ee dalka ka jira, kuwaa oo ka qeyb galaya shir beri ka furmaya magaaladaasi. Madaxdweynaha maamulka Puntland iyo masuuliyiin kale oo maamulkaasi katirsan ayaa siyaabo kala duwan garoonka Diyaaradaha magaalada Garawe ugu soo dhaweeyay Madaxda … Continue reading Sadex kamid ah Madaxda maamulada dalka oo Garawe lagu soo dhaweeyay (Daawo Sawirro)